This is the second assignmant of web design
Halkaan waa page ugu horeeyo ee websitk-keena gaarka ah
magaceyga waa bilaal waxaan ahey ardey dhigta Jaamacada ummada soomaliyed
Gaar ahaan kulyada Seyniska Qeebta Kumbuyuutar seynis
Web design is my fovirate subject
Jaamacada ummadda soomaliyed waa jaamacadi ugu horeese ee laga aasaasey Soomaliya
sanadka marku aha 1952dii Jaamacadda kadib waxee gashey burbur saandka marku aha
1991 markaas bilowdey dagaalo sokeeeye
Kadib jaamacada waxaa dib loo furey sanadka marku ahaa 2014Ilaa hadda
wee shaqeysa jaamacada ummada soomaliyed
Jaamacada ummada waxe bixisa kulyado gaarayo 13 kulyadod ee kamid yihiin....
Dagmadeyda waa Deyniile
deyniile waxe ka mid tahey dagmooyinki ugu horeeye
ee laga aasaasey gobolka banaadir
Deynile waxe caan ku tahey waa dagmo cagaar ah, waxey daris latahey
Dagmooyin badan sida
Contact me;Bilaalclaahi8@gmail.com
Phone number;25261000000
pwhatsapp number;25261098777